Puntland oo ka hadashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee caawa ka dhacay Garoowe

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa faahfaahin ka bixiyay qarax caawa ka dhacay gudaha magaalada Garoowe. Wasiir Dhabancad, ayaa sheegay in qof isa-soo miidaamiyay uu fiidnimadii caawa isku qarxiyay Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi Gu’jir oo uu weheliyay Taliyihii hore ee qeybta Booliska Gobolka Nugaal G/sare Faarax Cabdiraxmaan Warsame (Galan-goolli) oo weerarkaas … Continue reading Puntland oo ka hadashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee caawa ka dhacay Garoowe